Xildhibaanada Cusub ee Hiirshabeele oo maanta jowhar lagu dhaarinayo

HomeWararka

Xildhibaanada Cusub ee Hiirshabeele oo maanta jowhar lagu dhaarinayo

Waxaa lagu waddaa in maanta Magaalada Jowhar lagu qabto munaasabad lagu dhaarinaayo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Hirshabeelle ee dhawaan lagu dhawaaqay. Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb gali doonnaa Guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle. Waxaa sidoo kale lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulankoodii koowaad oo ay iska dhex dooran doonaan Gudoomiye KMG ah.

Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo xalay Muqdisho ku geeriyooday
Barnaamij Gaar ah Shirkii Issimadda Puntland ee Xalinta Murankii Dekadda Bosaaso (dhegayso)
Wasiirka Qorsheynta Puntland: “Puntland waxay garab-taagantahay halganka xoreynta SSC-Khaatumo,

Waxaa lagu waddaa in maanta Magaalada Jowhar lagu qabto munaasabad lagu dhaarinaayo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Hirshabeelle ee dhawaan lagu dhawaaqay.

Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb gali doonnaa Guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle.

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulankoodii koowaad oo ay iska dhex dooran doonaan Gudoomiye KMG ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: