Xildhibaanada Cusub ee Hiirshabeele oo maanta jowhar lagu dhaarinayo

HomeWararka

Xildhibaanada Cusub ee Hiirshabeele oo maanta jowhar lagu dhaarinayo

Waxaa lagu waddaa in maanta Magaalada Jowhar lagu qabto munaasabad lagu dhaarinaayo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Hirshabeelle ee dhawaan lagu dhawaaqay. Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb gali doonnaa Guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle. Waxaa sidoo kale lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulankoodii koowaad oo ay iska dhex dooran doonaan Gudoomiye KMG ah.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo guddoomiyay shirka Tubta Guud ee Gobalka Banaadir
khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Shirweynaha Qaramada Midoobay (akhriso)
Guddoomiyaha degmadda Rako Raaxo oo ka warbixiyeey Hormarka degmadaas (dhegayso)

Waxaa lagu waddaa in maanta Magaalada Jowhar lagu qabto munaasabad lagu dhaarinaayo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Hirshabeelle ee dhawaan lagu dhawaaqay.

Munaasabada dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb gali doonnaa Guddiga doorashooyinka maamulka Hirshabeelle.

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulankoodii koowaad oo ay iska dhex dooran doonaan Gudoomiye KMG ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: