Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dhibaatda  uu Ayaxu  ku hayo deegaanada Puntland iyo sida looga samatabixi karo (daawo)

HomeWararkaQormooyinka Daljir

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dhibaatda uu Ayaxu ku hayo deegaanada Puntland iyo sida looga samatabixi karo (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Muhiimada Nabada (Qormo)
Cabdiwali Gooni: Galmudug Casharo kama Baran Weli Waayo-aragnimadii Hore
Abukar Arman: Fikrado Qotodheer oo Muslimiintu Xusaan Bisha Ramadaan

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay, Dhibaatda uu Ayaxu uu ku hayo deegaanada Puntland iyo sida looga samatabixi karo.

Cabdixakiin Xusen xasan ayaa soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: