Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 53aad | (daawo)

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 53aad | (daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Sidee ayay haweenka uga soo kaban karaan hoos udhicii dhaqaale ee ku yimid ganacsigooda xiligan adag ee Covid-19.?

Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com