Dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob, Ka qeybqaado walaal oo labax sadaqo jaari ah| (daawo)

Dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob, Ka qeybqaado walaal oo labax sadaqo jaari ah| (daawo)

Kaqeyb qaado walaal dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo ay baahi wayn uqabaan buslhada degmada, taas oo daboolaysa baahiyaha xirfadaha gacanta ee ka jira deegaanka si ay u maareeyaan noloshoda iyo tan qoysaskooda.
Hadab walaal ka qeyb qaado dib udhiska xarunta farsamada gacanta ee degmada oo baxso sadqo jaariya.
kudir: Salaam bank Account number: 90062810

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com