Tababar socday mudo saddax maalmood ah oo Garoowe loogu sooxiray ururka qareenada gabdha Puntland (daawo)

Tababar socday mudo saddax maalmood ah oo Garoowe loogu sooxiray ururka qareenada gabdha Puntland (daawo)

Agaasimaha wasarada cadaalada Puntland iyo Xeerilaaliyaha maxkamada darajada 1aad ee gobolka Nugaal ayaa magaalada Garoowe tababar ugu soo xiray ururka Qareenada gabdhaha Puntland kaas oo socday mudo saddax maalmood ah laguna baranayay shuruucda Madaniga ah iyo midka Ciqaabta ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com