Madaxii dilalka qorsheysnaa ee Daacish oo Boosaaso lagu qabtay (daawo)

HomeWararka

Madaxii dilalka qorsheysnaa ee Daacish oo Boosaaso lagu qabtay (daawo)

Ciidamada amniga Puntland ee PSFta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen madaxii dilalka qorsheysnaa ee Daacish oo lagu magacaabo Abshir Toshle.

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso/daawo)
Warka Caweysin, Maxamuud Maxamed Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)
Soomaaliya oo Muddo kooban fasaxday duulimaadyadda

Ciidamada amniga Puntland ee PSFta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen madaxii dilalka qorsheysnaa ee Daacish oo lagu magacaabo Abshir Toshle.
Tooshle ayaa qirtay sida ay saraakiisha ciidamadu sheegeen in Boosaaso ay ku dileen in kabadan 25 qof oo ay kujiraan Nabaddoono, Ganacsato, Saraakiil ciidan iyo xubno dowlada ushaqeeya.

Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: