Ururka gabdhaha qareenada Puntland oo Garoowe Tababar ugu qabtay gabdhaha ka qalinjabiyay Jaamacadaha (daawo)

HomeWararka

Ururka gabdhaha qareenada Puntland oo Garoowe Tababar ugu qabtay gabdhaha ka qalinjabiyay Jaamacadaha (daawo)

Ururka gabdha qareenada Puntland| Uheelanayaasha kuwa dulman ee aan codka lahayn & uqareemida xuquuqda haweenka, ayaa tababar ku saabsan sharciyada Madaniga ah iyo kuwa Ciqaabta ah waxa ay Garoowe ugu qabteen haweenka ka qalinjabiyay Jaamacadaha. Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Farmaajo oo ka hadlay qaraxii saldhiga Waabari oo ay Al-shabaab ku xasuuqday saraakiil ciidan
Baraarugga Hawenka Taxana 136 AAD”
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Ururka gabdha qareenada Puntland| Uheelanayaasha kuwa dulman ee aan codka lahayn & uqareemida xuquuqda haweenka, ayaa tababar ku saabsan sharciyada Madaniga ah iyo kuwa Ciqaabta ah waxa ay Garoowe ugu qabteen haweenka ka qalinjabiyay Jaamacadaha.

Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: