Wasiirrada cusub ee dawladda federaalka maxaa horyaalla oo ay tahay in ay dalka gaarsiiyaan bilaha xasaannadda loo idmaday.

Wasiirrada cusub ee dawladda federaalka maxaa horyaalla oo ay tahay in ay dalka gaarsiiyaan bilaha xasaannadda loo idmaday.

Sabtidii todobaadkan ayay ahayd markii baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen golaha wasiirrada cusub ee R/wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Wasiirradaan ayaa ku soo aaday xilli kala guur ah oo muddo bilo ah ay ka dhimmantahay cimriga hay’adaha dastuuriga ah ee dalka.

Cismaan Yusuf Xaraare waa xeeldheere ka faallooda arrimaha siyaasadda, waxaana wareysi uu siiyey Radio Daljir ku sharraxayaa muddada kooban ee xilka loo dhiibay arrimaha looga fadhiyo, waxase uu ku hormarayaan xukuumaddaani waxay kaga baddelantahay middii ka horraysay ee R/wasaare Khayrre.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com