Galmudug oo ka hadashay 4 Arday oo geriyooday

HomeWararka

Galmudug oo ka hadashay 4 Arday oo geriyooday

Wasaaradda waxbarashada, hiddaha & tacliinta sare ee Galmudug ayaa faahfaahin ka bixisay carruur ku geeriyootay gumac madfac oo ku qarxay oo ay garaac

Cuduro ka dilaacay Magaaladda Baladxaawo ee Gobalka Gedo (dhegayso)
Xeer ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay baarista dilalka wariyaasha iyo tacadiyada loo gaystay
Wasiir Jamaal oo shaqadda ka eryay Agaasimihii guud ee Wasaaradda qorsheynta

Wasaaradda waxbarashada, hiddaha & tacliinta sare ee Galmudug ayaa faahfaahin ka bixisay carruur ku geeriyootay gumac madfac oo ku qarxay oo ay garaacayeen gobolka Galgaduud.

Gumac madfac ayay carruurtu kasoo hoos qaaden geed hoostiisa magaalada Bangeelle ee gobolka galgaduud.

Wasaaradda ayaa tacsi u dirtay ehelada Carruurta waxaana ay sheegtay in ay bixin doonta wacyigalin ku saabsan ka hortagida waxyaabaha qarxa.

Ardaydaan oo Kale Ah:

1- Cabdullaahi Shugri Maxamed Waxuu Dhiganayay Fasalka 6aad.

2- Axmed Wali Qorane Nuur Fasalka 4aad.

3- Sharmaake Cabdiqaadir Nuur Cabdille

Faslka 4aad.

4- Kaamil Daroor Maxamed Cali Fasalka 3aad.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: