Qarax ka dhacay Magaaladda Baydhabo & khasaare ka dhashay

HomeWararka

Qarax ka dhacay Magaaladda Baydhabo & khasaare ka dhashay

Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka & Guryeenta oo Daljir uga Waramay Shir Garowe ka Furmay (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 1aad (dhegayso | daawo )
Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay

Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Gudaha Magaaladaas.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa mid saarnaa mooto bajaaj, isla markaana uu dhawaan kasoo gaaray dad Shacabka ah oo marayay halka uu qaraxa ka dhacay.

Majirin dad isgaar ah qaraxaasi loola beegsaday, waxaana qaar kamid dadka ku nool Magaalada Baydhabo ay sheegeen in dadka qaraxaasi ku dhaawacmay la geeyay Isbitaalka Magaalada Baydhabo.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: