HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dowladda Puntland oo roob doon Iclaamisay maalinka Khamiista ah.

Garoowe, Mar 09 2017-Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa shacabka ugu baaqay inay roob doon isugu soo baxaan maalinka Khamiista ah ee 16 March.

Baahin: Salaasa, Oct 18, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wasiirada arrimaha dibedda & gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula yeeshay madaxda dawlada federaalka; Gen. Ilkajiir, wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland oo ka dayriyey dagaal-beeleedyada soo noqnoqda ee ka dhex dhaca beelaha Puntland; Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo dil ku xukuntay C/llahi Cabdulle Iimaan oo qirtay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab, gaystayna falal dil & dhaawac isugu jira.
Caawa iyo Daljir, khamiis,May 9, Cabdiweli Maxamed Shiikh (Daljir garoowe)
DHEGEYSO-Maanka dadweynaha Qardho iyo Micrafoonka Daljir.

Garoowe, Mar 09 2017-Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa shacabka ugu baaqay inay roob doon isugu soo baxaan maalinka Khamiista ah ee 16 March.

Saalax Xabiib Jaamac ayaa sheegay in abaarta dheeraatay ee kajirta deegaamada Puntland darted ay dowladda Puntland go’aamisey in shacabku dhanka Alle u laabtaan raxmaddiisana ka baryaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: