DHEGEYSO-Maamulka gobolka Karkaar oo lakulmay Hay’ado caalami ah.

Bandar-bayla, Mar 08 2017-Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje oo waraysi siiyey Daljir ayaa ka warbixiyey kulamo uu laqaatay hay’ado ka socda Q.M.

Mudane Dhaqaaje ayaa sheegay in Hay’adahaasi uu kala hadlay sidii ay kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen gurmadka abaaraha kudhuftay deegaamada Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com