DHEGEYSO-Dowladda Puntland oo roob doon Iclaamisay maalinka Khamiista ah.

Garoowe, Mar 09 2017-Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa shacabka ugu baaqay inay roob doon isugu soo baxaan maalinka Khamiista ah ee 16 March.

Saalax Xabiib Jaamac ayaa sheegay in abaarta dheeraatay ee kajirta deegaamada Puntland darted ay dowladda Puntland go’aamisey in shacabku dhanka Alle u laabtaan raxmaddiisana ka baryaan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com