BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 4aad)

HomeWararkaMaqaalo Kale

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 4aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & sida bulshadu ugu ba

SHIRKADAHA KA SHAQEEYA DHISMAYAASHA DEGMOOYINKA SIDA MASHRUUCA JPLG AYAA KA CABANAYA DHAQAALE KA MAQAN
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 118AAD)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 95aad (dhegayso)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & sida bulshadu ugu baraarugsan yihiin hadda.

Qaybaha danbe ee barnaamijkana waa saamaynta xun ee bulshadeena ku dhex leeyihiin tacadiyada & shaqaqooyinka ka dhanka ah haweenka oo mudooyinkii danbe kusoo badanayey Soomaaliya hadaba sida bulshadu guud ahaan ugu baraarugtey ka hortaga COVid19 iyo wacyigalintiisan uga socoto gobolada ma looga hortagi karaa oo tacadiyada haweenka sida kufsiga oo kale.

Ka qaybqaado barnaamijyada BADBAADO ee Radio Daljir oo aragtidaada noogu reeb qaybta farriimaha ee bogga Radio Daljir Facebook ama cod & qoraal noogu reeb whatsApp-ka lambarkiisu yahay +252-90-506-8163, soo bandhig codkaaga oo ka dhexmuuqo dhamaan barnaamijyada Radio Daljir.

Wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: