Ra’iisul Wasaare Rooble oo Fariin u diray dowlad gobaleedyada

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Fariin u diray dowlad gobaleedyada

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodasho

Saraakisha kenya oo ku eedeyeey Alshabaab Afduubashada Shacab iyo Gawaaridoodi
Taliska Qaybta Gobalka Nugaal oo ka hadlay dabley dhac ka geeystay Garoowe (dhegayso)
Qaramada Midoobey oo ka hadashay shaqaale looga dilay Muqdisho

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.

Guddigan, waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DFS iyo kuwa maamul gobaleedyada, waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: