Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dilay hooyadiis

HomeWararka

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin dilay hooyadiis

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane oo 3 bil ka hor Hooyadii Xaawo Jaamac Cabdulle ku dilay Deegaanka

Rooble oo maanta Doha kula kulmaya Amiirka dalka Qatar
Mareykanka oo duqeyn Cusub ka fuliyey Jubbada Dhexe
Mareykanka oo sheegay inuu bilowday qorshaha ay uga baxayaan Suuriya

Maxkamada sare ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane oo 3 bil ka hor Hooyadii Xaawo Jaamac Cabdulle ku dilay Deegaanka Jalam ee Gobolka Nuugaal Puntaland.

Ninkan ayaa la sheegay inuu hooyadi dilay isago miyirkiisa jooga bishii 6aad ee sanadkan.

Gudoonka Maxkamada Sare ee Puntland ayaa sheegay in ay heleen cadeymo rasmi ah oo ku saabsan dilka uu hooyaddiisa u geystay ninkaan oo caafimaadqaba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: