Maxaa looga hadlay shirki golaha Wasiirada Puntland? (Daawo)

Maxaa looga hadlay shirki golaha Wasiirada Puntland? (Daawo)

Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan lagu ansixiyey xeerka illaalinta Af-Soomaaliga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, kulanka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay Amniga,
dhismaha goleyaasha deegaanka, siyaasadda sanduuqa horumarinta dhallinyarada iyo xaaladda Covid19 ee Puntland.

Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com