Taliyaha Ciidanka xoogga oo gobalka Gedo safar ku tagay

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka xoogga oo gobalka Gedo safar ku tagay

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage & Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Galabta waxaa ay gaareen degmada

QM oo war ka soo saartay diyaarad ku burburtay Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya
Boosaaso oo laga daahfuray Barnaamijka Nalka Shid, Luuqa Xir, Geedna Beer (Daawo)

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage & Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Galabta waxaa ay gaareen degmada doolow ee Gobolka Gedo, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada doolow kusoo dhaweeyay Taliyaha Howlgalinta Guutada Gorgor Cumar Deeq, Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu Madaxa Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Diini, Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gobolka Bakaal & saraakiil kale.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo ay wehlinayaan Wehliya Taliyaha Ciidamada Kumandooska Gorgor Guutada 17aad Gaashaale Dayax Taliyaha Qeybta 43aad Guutada 10aad Ee Gobolka Gedo, Ganaraal Maxamed Cadoow Cali Sanka Iyo Saraakiil Kale ayaa waxaa ay halkaasi kulan kula leeyihiin Saraakiisha Ciidamada & Maamulka degmada Doolow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: