Istimcaalka lacagta doolarka oo siwayn ugu xoogaysanaya Puntland

Istimcaalka lacagta doolarka oo siwayn ugu xoogaysanaya Puntland

Suuqyada Puntland ayaa si lama filaan ah waxaa todobaadkan hal mar sare ukac aan horay u dhicin looga dareemay sarifaka lacagta shilinka Soomaaliya, iyadoo halkii doolar oo horay lagu sarifayay 32 ilaa 34kun sh, so uu gaaray 41 ilaa 42kun sh, somaali ah.

Cismaan Buux Cali oo horey U soo noqday Agaasime ku xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay waxaa kiciyeey dollarka,maxamuud Cabdi ibraahim ayuu u waraamay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com