Istimcaalka lacagta doolarka oo siwayn ugu xoogaysanaya Puntland

HomeWararka

Istimcaalka lacagta doolarka oo siwayn ugu xoogaysanaya Puntland

Suuqyada Puntland ayaa si lama filaan ah waxaa todobaadkan hal mar sare ukac aan horay u dhicin looga dareemay sarifaka lacagta shilinka Soomaaliya, i

DAAWO: ARIN MUCJISO AH OO LAGU ARKEY DEEGAANO KATIRSAN DDS
“Soomaaliya Ma Aqbalayso Caga- Jiid, Been Abuur Iyo Dib U Dhac Caqabad Ku Ah Hirgelinta Amniga” (daawo)
Shacabka Somaliyeed oo arragtiyo kala duwan ka dhibtay labada hab doorasho ee guddiga doorashooyinka so bandhigeen (dhegayso)

Suuqyada Puntland ayaa si lama filaan ah waxaa todobaadkan hal mar sare ukac aan horay u dhicin looga dareemay sarifaka lacagta shilinka Soomaaliya, iyadoo halkii doolar oo horay lagu sarifayay 32 ilaa 34kun sh, so uu gaaray 41 ilaa 42kun sh, somaali ah.

Cismaan Buux Cali oo horey U soo noqday Agaasime ku xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay waxaa kiciyeey dollarka,maxamuud Cabdi ibraahim ayuu u waraamay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: