Jowhar: Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada

HomeWararka

Jowhar: Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada

Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle. Guddiga ayaa sheegay in bishaan ilaa bilowga bisha oo socota ay kusoo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada Hirshabeelle.

Dhahar oo si Weyn looga Ciiday (dhegayso)
Hay’adda Cafimaadka Aduunka oo ka digtay khatarta COVID-19
Qarax lala beegsaday Ciidamo Itoobitaan ah gobalka Baay

Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.

Guddiga ayaa sheegay in bishaan ilaa bilowga bisha oo socota ay kusoo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada Hirshabeelle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: