Dhahar oo si Weyn looga Ciiday (dhegayso)

Dhahar oo si Weyn looga Ciiday (dhegayso)

Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada dhahar ee Xarunta gobalka Haylaan oo halkaas ay dadweyne aad u farabadan isugu soo baxeen salaadda ciida.

Waxaa shacabka Dhahar maanta la ciiday xildhibaan Maxamed Faarax (Canjeex) wuxuuna hambalyo u diray shacabka Puntland ebbena uga baryey in sanadkan sanadkiisa ay caafimaad iyo nabad ku gaaran.

Sido kale dadweyne kala duwan ayaa waxaa makarafoonka Radio daljir la dhex qaaday wariyaha idaacada Daljir Axmed Deeq Sheekh Madar.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com