Ciidamadda Amniga Somaliland oo gacanta ku dhigay dad faafinayeey diinta Masiixiga (Daawo)

HomeWararka

Ciidamadda Amniga Somaliland oo gacanta ku dhigay dad faafinayeey diinta Masiixiga (Daawo)

Saraakisha Booliska Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Xubno faafinayeey diinta Kirishtanka. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay wadeen dabagal ku saabsan dadkaas faafinayeey diintaas.

Galmudug oo Gunada ka jartay Lix Xildhibaan
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saraakisha Booliska Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Xubno faafinayeey diinta Kirishtanka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay wadeen dabagal ku saabsan dadkaas faafinayeey diintaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0