Beeralayda Rabaable oo Cabanaya Ayax dhibaateyeey Beerahoodi (dhegayso)

HomeWararka

Beeralayda Rabaable oo Cabanaya Ayax dhibaateyeey Beerahoodi (dhegayso)

Cabdi Warsame oo kamid ah Beeralayda degaanka Rabaable ee gobalka Nugaal oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan Ayax cagta ka mariyeey Beerihii degaankaas ku yaalay. Dowladda Puntland ayuu ka dalbaday inay soo gaadho degaankaas,isla markaana wax ka qabato dhibaatadda Ayaxa. Hodan Sulub Diini oo Daljir Gaalkacyo Joogta ayuu u waramay.

Kooxda Daacish oo sheegatay Masuuliyadda Werarkii Las Vegas
Siyaasiga Kamaal Guutaale oo taageeray doorashadii Galmudug baaqna direy
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cabdi Warsame oo kamid ah Beeralayda degaanka Rabaable ee gobalka Nugaal oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan Ayax cagta ka mariyeey Beerihii degaankaas ku yaalay.

Dowladda Puntland ayuu ka dalbaday inay soo gaadho degaankaas,isla markaana wax ka qabato dhibaatadda Ayaxa.

Hodan Sulub Diini oo Daljir Gaalkacyo Joogta ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: