Beeralayda Rabaable oo Cabanaya Ayax dhibaateyeey Beerahoodi (dhegayso)

Cabdi Warsame oo kamid ah Beeralayda degaanka Rabaable ee gobalka Nugaal oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan Ayax cagta ka mariyeey Beerihii degaankaas ku yaalay.

Dowladda Puntland ayuu ka dalbaday inay soo gaadho degaankaas,isla markaana wax ka qabato dhibaatadda Ayaxa.

Hodan Sulub Diini oo Daljir Gaalkacyo Joogta ayuu u waramay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com