HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo ee Daljir iyo Axmed Sheekeeye.

Garoowe, Feb 23 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warkii fiidnimo ee Daljir, waxaana xarunta Daljir Garoowe caawa ka soo jeedinaya weriye Axmed Cabdulqaadir Sheekeeye.

Dawladda Puntland oo cambaaraysay dilkii Marxuun (Nadaara) tilmaamtayna inay gacanta kusoo dhigi-doonto dhagarqabayaashaasi.
M/weynaha Xassan Shiikh ayaa taliyahaBilayska & Nabadsugidda magacaabay
Puntland oo ka Qayb-gashay shir looga hadlayay Shidaalka Africa oo ka dhacay Cape town

Garoowe, Feb 23 2017-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warkii fiidnimo ee Daljir, waxaana xarunta Daljir Garoowe caawa ka soo jeedinaya weriye Axmed Cabdulqaadir Sheekeeye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: