Baydhabo: Madaxweyne Deni oo booqday goobo taarikhi ah (Sawiro)

Baydhabo: Madaxweyne Deni oo booqday goobo taarikhi ah (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta booqday deegaanka Maanyafuulka Baydhabo gaar ahaan beerta Cali Marguus, Dhismaha Madaxtooyadii hore ee Baydhabo iyo Biya-dhaca loo dalxiistago ee Gerbooda Baydhabo.

Madaxweynaha Puntland ayaa maalmahan si joogi doona Magaaladda Baydhabo ee Xarunta gobalka Baay,isago ka qayb gali doona kulamo kala duwan.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com