HomeUncategorized

DHEGEYSO-Cabasho ka soo yeeraysa kalluumaysata xeebaha Puntland.

Boosaaso, Feb 21 2017-Wararka aanu kahelayno xeebaha gobolada Bari iyo Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay kusoo badanayaan doonyaha kalluumaysi ee laga leeyahay dalalka shisheeye.

Guddoomiye ku xigeenkii Bursaalax iyo qof shacab ah oo ku dhintay rasaas koox burcad ahi ay fureen & mas?uliyiinta gobolka oo halkaasi gaaray.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo maanta u Dhoofay imaaraadka Carabta
Madaxda Soomaalida oo shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Boosaaso, Feb 21 2017-Wararka aanu kahelayno xeebaha gobolada Bari iyo Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay kusoo badanayaan doonyaha kalluumaysi ee laga leeyahay dalalka shisheeye.

Qaar kamid ah kalluumaysatada reer Puntland ee kunool xeebaha deegaaamdaasi ayaa sheegay in doonyahaani ay fara kulul kuhayaan laashashkooda kalluumaysi iyo guud ahaan kalluunkii xeebaha.

Waxa ay intaas ku dareen in maraakiibtaan iyo doonyahaan qaar kamid ah ay wataan shatiyo ay siisay dowladda Puntland, waxaana ay codsadeen in wax laga qabto jariifkaan ba’an.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0