Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Cabasho ka soo yeeraysa kalluumaysata xeebaha Puntland.

Boosaaso, Feb 21 2017-Wararka aanu kahelayno xeebaha gobolada Bari iyo Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay kusoo badanayaan doonyaha kalluumaysi ee laga leeyahay dalalka shisheeye.

Qaar kamid ah kalluumaysatada reer Puntland ee kunool xeebaha deegaaamdaasi ayaa sheegay in doonyahaani ay fara kulul kuhayaan laashashkooda kalluumaysi iyo guud ahaan kalluunkii xeebaha.

Waxa ay intaas ku dareen in maraakiibtaan iyo doonyahaan qaar kamid ah ay wataan shatiyo ay siisay dowladda Puntland, waxaana ay codsadeen in wax laga qabto jariifkaan ba’an.

https://daljir.com//resources3/files/Kalluumaysiga.mp3?_=1
Exit mobile version