Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

HomeWararka

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

Sii-haayaha ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soo

Xubinta Sicirka & Suuqa Bosaaso | Wariye Yaasin Seeso
Iran oo sheegtay in ay heshay Ceelal Shidaal oo cusub
Warka DDM iyo Wariye Axmed Maxamed Nadiif (Daawo)

Sii-haayaha ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander.

Kullanka dhexmaray labada mas,uul ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya labada dal,waxa ayna sheegeen in labada dhinac ay ka go’antahay in ay xoojinayaan calaaqaadka ka dhexeeya labada dowladood.

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka ayaa kaga mahad celiyaya dowladda Sweden taageerada iyo garab istaaga ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: