Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

Sii-haayaha ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr Staffan Tillander.

Kullanka dhexmaray labada mas,uul ayaa waxa ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya labada dal,waxa ayna sheegeen in labada dhinac ay ka go’antahay in ay xoojinayaan calaaqaadka ka dhexeeya labada dowladood.

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka ayaa kaga mahad celiyaya dowladda Sweden taageerada iyo garab istaaga ay siiso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com