Wasaaradda Amniga Puntland oo dib u habayn lagu sameyeey & Axmed Karaash oo ka hadlay (Daawo)

Wasaaradda Amniga Puntland oo dib u habayn lagu sameyeey & Axmed Karaash oo ka hadlay (Daawo)

adaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daahfuray dhismayaal cusub iyo dib u dayactir lagu sameeyey Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Dowladda Puntland.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinta Wasaaradda Amniga, Wasiiro, Xildhibaano, xubno ka socda Garsoorka, saraakiisha laamaha Amniga, waxgarad iyo masuuliyiin kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com