DHEGEYSO-Puntland oo Hay’ado caalami ah geysey deegaamada abaaruhu saameeyeen.

Garoowe, Feb 06 2017-Hay’ada kahortaga iyo maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa qaar kamid ah deegaamada abaaruhu saameeyeen ee Puntland geeyey Hay’ada heer caalami ah.

Madaxa arrimaha bini’aadantinimada iyo xiriirka dadweynaha ee HADMA Cabdicasiis Diiriye Xuseen, ayaa sheegay in hay’adahaasi ay qiimayn ku samayn doonaan deegaamada si gurmad heer caalami ah ay ugu dalbaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com