DHEGEYSO-Labo ruux oo harraad ugu dhintay koonfurta Gobolka Mudug.

Xiin-good, Feb 06 2017-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno deegaanka Xiingood ee koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay harraad ugu dhinteen labo ruux oo shacab ah.

Gudoomiyaha deegaanka Xingood Abshir Ali Axmed Sahal, ayaa sheegay in abaarta kajirta deegaankaasi ay gaartey heerkii ugu xumaa, islamarkaana loo baahan yahay gurmad bini’aadanimo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com