HomeUncategorizedBarnaamijyada

DHEGEYSO-Xirmaysiga sharci darrada ah oo ku soo badanaya gobolka Mudug.

Galkacyo, Feb 02 2017-Isu-duwaha wasaaradda deegaanka iyo duur joogta ee dowladda Puntland u qaabilsan gobolka Mudug oo waraysi siinayey Daljir ayaa sheegay in gobolkaasi ay ku soo badanayaan dadka sida sharci darrada ah dhulka u xirmaysta.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Xuseen Madar.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Mid kamid ah musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo ka baxay loolanka doorashada.

Galkacyo, Feb 02 2017-Isu-duwaha wasaaradda deegaanka iyo duur joogta ee dowladda Puntland u qaabilsan gobolka Mudug oo waraysi siinayey Daljir ayaa sheegay in gobolkaasi ay ku soo badanayaan dadka sida sharci darrada ah dhulka u xirmaysta.

Siciid Maxamed Axmed, ayaa sidoo kale kahadlay xaaladda dadka xoolihii ka dhammaadeen iyo kuwa barakaca ah ee degaya gobolkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: