DHEGEYSO-Xirmaysiga sharci darrada ah oo ku soo badanaya gobolka Mudug.

Galkacyo, Feb 02 2017-Isu-duwaha wasaaradda deegaanka iyo duur joogta ee dowladda Puntland u qaabilsan gobolka Mudug oo waraysi siinayey Daljir ayaa sheegay in gobolkaasi ay ku soo badanayaan dadka sida sharci darrada ah dhulka u xirmaysta.

Siciid Maxamed Axmed, ayaa sidoo kale kahadlay xaaladda dadka xoolihii ka dhammaadeen iyo kuwa barakaca ah ee degaya gobolkaasi.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com