Galmudug oo ka hadashay dib u dajin ay u sameyeen Qaxooti Siiriyaan ah Daawo

HomeWararka

Galmudug oo ka hadashay dib u dajin ay u sameyeen Qaxooti Siiriyaan ah Daawo

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa dib-u-dejin loogu sameeyey qaxooti Suurayaan ah oo ka soo barabaxay dagaallada daba-dheeraad

Xoghayaha NUSOJ Cumar Faaruuq oo cambareyeey isku daygi Tallman lagu kharajin lahaa (dhegayso)
Mid ka mida jeneraalada ugu sarreeya ruushka oo Ukraine lagu dilay
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa dib-u-dejin loogu sameeyey qaxooti Suurayaan ah oo ka soo barabaxay dagaallada daba-dheeraaday ee muddada ka socday dalka Suuriya.

Qaxootigaan u dhashay dalka Suuriya ee laga hoy siiyey Galmudug, siiba Dhuusamareeb, ayaa tiro ahaan dhammaa 14 xubnood, kuwaasi oo ka soo wareegay dhinaca dalka Itoobiya oo ay horay u yimaadeen.

Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta Daljir, ayaa ka xog-warramay arrinka qaxootiga iyo qorshayaasha dawladdiisa.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: