Galmudug oo ka hadashay dib u dajin ay u sameyeen Qaxooti Siiriyaan ah Daawo

Galmudug oo ka hadashay dib u dajin ay u sameyeen Qaxooti Siiriyaan ah Daawo

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa dib-u-dejin loogu sameeyey qaxooti Suurayaan ah oo ka soo barabaxay dagaallada daba-dheeraaday ee muddada ka socday dalka Suuriya.

Qaxootigaan u dhashay dalka Suuriya ee laga hoy siiyey Galmudug, siiba Dhuusamareeb, ayaa tiro ahaan dhammaa 14 xubnood, kuwaasi oo ka soo wareegay dhinaca dalka Itoobiya oo ay horay u yimaadeen.

Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta Daljir, ayaa ka xog-warramay arrinka qaxootiga iyo qorshayaasha dawladdiisa.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com