Maamulka Magaalada Dhabbad oo Madaxweynaha Galmudug ugu baaqey in uu kadhabeeyo nabaddii uu ku baaqay (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Magaalada Dhabbad oo Madaxweynaha Galmudug ugu baaqey in uu kadhabeeyo nabaddii uu ku baaqay (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Dhabbad Aadan Cabdinuur Galaal (Aadan Gabi) oo soo booqdey Radio Dalijir Caabudwaaq ayaa masuuliyiinta Galmudug ugu baaqay in

Liiska Xubnaha Guddiga Doorshada Soomaaliya oo la shaaciyay (Akhriso)
Xasan sheekh Madaxweynihii hore ee Somaaliya oo ka hadlay Shirkii Baydhabo
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Dhabbad Aadan Cabdinuur Galaal (Aadan Gabi) oo
soo booqdey Radio Dalijir Caabudwaaq ayaa masuuliyiinta Galmudug ugu
baaqay in ay kadhabeeyaan nabaddii ay ku baaqeen markii uu
Madaxweynaha Galmudug socdaalkiisii nabadda uu kumarayay deegaano
katirsan Galmudug

Aadan Gabi ayaa sheegay in deegaanka ay ku soo badatay Binooyin cusub
iyo deegaamayn uu sheegay in ay keeni karto nabad galyo darro

Guddoomiyaha Dhabbad ayaa dhinaca kale Hay’addaha Samafalka ku
eedeeyay in ay hareer maraan maamulka

Ugu danbayntii ayaa Aadan Gabi waxaa uu ugu baaqay darawalada
Gaadiidka oo uu sheegay in ay gees kamaraan magaalada in degmaddu ay
tahay nabad Booliskeeda iyo nidaamka dowladnimana uu shaqeeyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: