Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo howlgalo ku burburiyeey khamri (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo howlgalo ku burburiyeey khamri (Sawiro)

Ciidamada Booliiska iyo Millitariga oo is kaashanaya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmadda Caabudwaaq saddexdii habeen ee udanbeesay waxaa ay ku soo qabteen qamri iyo dadkii ka ganacsanayay. Howlgalkan ayaa ahaa mid maalmihii u dambeyeey Ciidamado ka wadeen Caabudwaaq iyo hareeraheeda,waxaana jira dad dhowr ah oo loo soo qabtay howlgalkan.

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Ciidamada Booliiska iyo Millitariga oo is kaashanaya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmadda Caabudwaaq saddexdii habeen ee udanbeesay waxaa ay ku soo qabteen qamri iyo dadkii ka ganacsanayay.

Howlgalkan ayaa ahaa mid maalmihii u dambeyeey Ciidamado ka wadeen Caabudwaaq iyo hareeraheeda,waxaana jira dad dhowr ah oo loo soo qabtay howlgalkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0