Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo howlgalo ku burburiyeey khamri (Sawiro)

Ciidamadda Amaanka Caabudwaaq oo howlgalo ku burburiyeey khamri (Sawiro)

Ciidamada Booliiska iyo Millitariga oo is kaashanaya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmadda Caabudwaaq saddexdii habeen ee udanbeesay waxaa ay ku soo qabteen qamri iyo dadkii ka ganacsanayay.

Howlgalkan ayaa ahaa mid maalmihii u dambeyeey Ciidamado ka wadeen Caabudwaaq iyo hareeraheeda,waxaana jira dad dhowr ah oo loo soo qabtay howlgalkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com