Xisbiga wadajir oo ku baaqay in la dhimo ergooyinka dooranaya xildhibaanada Golaha shacabka

HomeWararka

Xisbiga wadajir oo ku baaqay in la dhimo ergooyinka dooranaya xildhibaanada Golaha shacabka

War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame lagu sheegay in la yareeyo Ergooyinka dooranaya doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka. Hoggaamiyaha waxaa uu sheegay Madaama dowladda dhexe ay ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah in loo baahan yahay in ergooyinka wax dooranaya laga dhigo 101. Hoos kaga bogo.

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Maalinta Jacaylka (Valentine’s Day) iyo diinta islaamka waxay ka qabto?
DFS iyo Midowga Afrika oo isku khilaafay Howlgalka Nabad Sugida Soomaaliya

War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame lagu sheegay in la yareeyo Ergooyinka dooranaya doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Hoggaamiyaha waxaa uu sheegay Madaama dowladda dhexe ay ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah in loo baahan yahay in ergooyinka wax dooranaya laga dhigo 101.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: