Xisbiga wadajir oo ku baaqay in la dhimo ergooyinka dooranaya xildhibaanada Golaha shacabka

Xisbiga wadajir oo ku baaqay in la dhimo ergooyinka dooranaya xildhibaanada Golaha shacabka

War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame lagu sheegay in la yareeyo Ergooyinka dooranaya doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Hoggaamiyaha waxaa uu sheegay Madaama dowladda dhexe ay ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah in loo baahan yahay in ergooyinka wax dooranaya laga dhigo 101.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com