HomeUncategorized

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta magacaabaya gudiga doorashada madaxweynaha.

Muqdisho, Jan 24 2017-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay Sameeyaan guddi ka kooban Golaha Shacabka iyo sidoo kale Aqalka Sare, kuwaa soo ka shaqeyn doona doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Kooxda Real Madrid oo ku Guul-daraysatay in ay u Gudubto Finalka koobka Champions Leaque
Madaxweyne Xasan oo Taageeray Dhismaha barlamaanka Jubbaland
DHEGEYSO-Tarxiil sugayaal Soomaali ah oo ku sugan dalka Maraykanka.

Muqdisho, Jan 24 2017-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay Sameeyaan guddi ka kooban Golaha Shacabka iyo sidoo kale Aqalka Sare, kuwaa soo ka shaqeyn doona doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Xubnaha gudigaan ayaa waxaa maanta lagu magacaabi doonaa kulanka golaha shacabka oo ay sidoo kale ka qeyb gali doonaan xubno ka socdo Aqalka Sare.

Gudoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in kulanka  barlamaanka  lagu dhisi doono  guddiga  qaban qaabada doorashadda madaxweynaha  Soomaaliya.

Guddigaan  ayaa ka shaqeyn doonta doorashadda madaxweynaha hanaanka ay u dhacayso  iyo  ku dhawaaqida xiliga rasmiga ah  ee la qabanaayo doorashadda madaxweynaha.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: