DHEGEYSO-Tarxiil sugayaal Soomaali ah oo ku sugan dalka Maraykanka.

Washington, Jan 28 2017-Dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu xirxiray in kabadan 90 dhalinyaro Soomaali ah oo noqon doona dufcaddii labaad ee Soomaali ah lagana soo tarxiilayo dalka Maraykanka.

Nuur Maxamed Maxamuud oo kamid ah dhalinyaradaasi ayaa sheegay in loo sheegay in dhammaan Soomaalida aan sharciga haysan ee qaxootinimada Maraykanka ku tagtay la xirxiri doono, isagoona sheegay inay ku xigi doonaan kudhowaad 100 qof oo horay loosoo qaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com