HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Boosaaso, Jan 22 2017--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka xarunta Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

Baahin: Isniin, Mar 21, Weriye Kooshin ~ Daljir ~ Garoowe. Gaalkacyo: Guddoomiyaha gobolka Mudug oo ka warbixiyay xaaladda ammaanka ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay … Beyla: Burcaddii haysatay qoyska Danish-ka ah oo ka huleelay Karkaar una ruuqaansaday Bari, waraysi ayaad maqli doontaa … Hiiraan: Dagaallada ka dhex socda Alshabab iyo Maamulka dooxada Shabeelle iyo xogtii ugu dambaysay … Godobjiraan: Xaaladda abaaraha oo saamaysay dad iyo duunyo, waraysi ayaad ka maqli doontaan …
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntlnad oo ka Warbixiyay Guulaha laga Gaaray Mashaariic socda[DHAGAYSO]
Booliska Kenya oo Baaraya Dil loo Gaystay Ganacsade Caan ahaa

Boosaaso, Jan 22 2017--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka xarunta Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: