Muqdisho: Guddiga Amniga Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

HomeWararka

Muqdisho: Guddiga Amniga Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah x

Beeralayda Puntland oo dowladda baaq udirtay (daawo)
Wasiirka Wasaaradda isgaarsinta DFS oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)
Waa sidee xaalada deegaanka Hadaaftimo oo shalay lagu dagaalamay? (daawo)

Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xarunta Villa Hargeysa kula kulmay wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Xildhibaan C/naasir Saciid Muuse iyo Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Xijaar.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa isxogwareysi ku saabsan xaalada amni ee dalka, waxaana wasaarada amniga iyo Taliska Booliiska ay guddiga la wadaageen warbixin ku saabsan Amniga Qaranka iyo horumarada laga gaaray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: