Waa sidee xaalada deegaanka Hadaaftimo oo shalay lagu dagaalamay? (daawo)

HomeWararka

Waa sidee xaalada deegaanka Hadaaftimo oo shalay lagu dagaalamay? (daawo)

Weli waxaa saan-saan colaadeed laga dareemayaa magaalooyinka Hadaaftimo, Midigele iyo Yube ee gobolka Sanaag. colaadaasi ayaa udhexaysay ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland. Hadaba qaar ka mid ah odayaasha Midi-gale oo la soo xiriiray Daljir Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaldda guud ee gobolka Sanaad Weiye Cabdiraxmana Xudeyfi ayey u warameen odayaasha. Daawo

Madaxweynaha DDS oo darajooyin guddoonsiiyaay Saraakisha Amniga
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Weli waxaa saan-saan colaadeed laga dareemayaa magaalooyinka Hadaaftimo, Midigele iyo Yube ee gobolka Sanaag.
colaadaasi ayaa udhexaysay ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Somaliland.

Hadaba qaar ka mid ah odayaasha Midi-gale oo la soo xiriiray Daljir Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaldda guud ee gobolka Sanaad Weiye Cabdiraxmana Xudeyfi ayey u warameen odayaasha.

Daawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: