Wariye Jamaal Cismaan ” Shaqada warbaahintu maaha inay tebiso waxa Dowladu sheegto keliya,”

HomeWararka

Wariye Jamaal Cismaan ” Shaqada warbaahintu maaha inay tebiso waxa Dowladu sheegto keliya,”

Wariye Jamal Osman dhowaan wuxuu BBC Africa Eye ka baahiyey barnaamij baaritaan ah oo soo bandhigay xaqiiqda dadka cudurka Carona ugu dhitay Soomaaliy

Madaxwaynaha Iiraan oo si kulul uga jawaabay heshiiska Nuclearka dalkiisa
Waddamada xubnaha ka ah urur Goboleedka IGAD oo Shir Muqdisho uga Furmay
Waa sidde xaaladda Barakacayaasha kaamka Awdheegle?

Wariye Jamal Osman dhowaan wuxuu BBC Africa Eye ka baahiyey barnaamij baaritaan ah oo soo bandhigay xaqiiqda dadka cudurka Carona ugu dhitay Soomaaliya oo in ka badan 20 jeer ka badan tiradii Dowladu sheegtay.

“Waxaa muhiim ah Qofka wariyaha ah ama warbaahintu inay fahmaan, Shaqadaadu maaha warka Dowlada inaad sheegto, shaqadaadu waa inaad runta sheegto xaqiiqduna intabadan waa wax Dowladu qarinayso,”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: